Beeraleyda Magaalada Jowhar oo bilaabay tacabka beeraha xiliga Gu’ga.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay bilabeen tacabka beeraha xili roobka gu’ga uu ka curtay deegaanada Mamaulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here