Roob xoogan oo ka da’ay Magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshay dadka barakacyaasha ah.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubhbada hoose oo ay ka de’een Roobab Laxaadleh ayaa waxay samayn xoogan ugaysteen dadka barakacayaasha ah ee kunool magalada kuwaas oo aan Haysan Guryo ka celiya dhibicda roobkab isla markaana dagaqn cooshado ka samaysan Baco.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here