Dowladda Hindiya oo ballan qaad u sameeysay Shacabka Soomaaliya.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Axmed Cali Daahir ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Galbeedka Aasiya, Waqooyiga & Bariga Afrika u qaabilsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda India Dr. Pradeep Rajpurohit.

Waxaa Soo jeedinaya : Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here