Maamulka Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay dhibaatooyinka ka dhashay roobabkii ka da’ay Magaaladaasi.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – magaaladsa kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose iyo Nawaxigeeda ayaa waxa ka da’ay Roobab laxaadleh kuwas oo samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidkaba gaar ahaan dadka danyarta ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here