Hay’adda Hormuud salaam foundation oo deeq lacageed ku wareejisay hooyo 4 gabdhood oo mataano ah ku dhashay Muqdisho

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay,adda Hormuud salaam foundation ayaa deeq lacageed oo gaareeyso 5 kun oo dollar gaarsiisay hooyo maryan Maxamed Xassan oo dhawaan ku dhashay 4 gabdhood oo mataano ah isbitaalka Banaadir ee magaalada muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here