Tirada Carruurta Danyarta ah ee Ku Biiraya Iskuulada Kismaayo oo Sii Kordhaya.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caruur iskugu jira barakacayaal iyo kuwa danyar ah oo ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ku biiray iskuullada wasaaradda waxbarashada Jubbaland ka hirgelisay Magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here