Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa waalidiin ku nool Magaalada kismaayo ku booriyay inay xakameeyaan caruurtooda kadib markii maalmihii la soo dhaafay Magaalada ku soo bateen caruur si koox koox ah isku dagaalaya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.