Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar oo ka qeyb galaayay Barnaamijka dhalinyarada ee ka baxa Idaacadda Isnaay ayaa waxa ay Maamulka Jowhar ugu Baqeen in olole iskaashi ah oo waxlooga qabanayo fahaadaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.