Guddiga Arimaha Bini’aadanimada Puntland oo deeq raashiin ah gaarsiiyey Magaalada Laascaanood.

0
87

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudiga Arimaha bini,aadantinimada Puntland ee Maamulka Puntland uu u magacaabey gobolka sool ee qaabilsan gargaarka gobolka Sool ayaa magaalada Garowe ka sagootiyay shan gaari oo sida deeq raashiin ah oo loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka magaalada Laascaanood.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here