Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fidriga.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda Ciidul Fidriga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here