Haweeneey ku nool Kismaayo oo nolosha qoyskeeda ka maareeyso xirfadda sawirada Arts-ka

0
53

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Shamso Maxamad Jeeylaani oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ku dhiiratay iney ku shaqeysato xirfadda riinjiyeenta guryaha gaar ahaan sawirada ama Aartiska Kadib markii ay ka baratay seygeeda oo shaqadan ku jira.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here