Suuqyada Magalaada Baydhabo oo laga Dareemayo diyaar Garowga Ciida.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magalaada Baydhabo ee Caasimadda KM-gaarka Dowld Goboleedka KGS waxaa xilligaan si weyn looga dareemayaa diyaar garow ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga,taas oo ay inaga xigaan Maalmo kooban.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here