Shirkadda Dahabshiil Oo lacag gaarsiisay Carrurta Agoonta ee ku nool Afgooye.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Agoonta degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose ayaa Shirkadda Dahabshiil Group waxay gaarsisay ku dhawaad 5,000 oo dollar si ay Faraxada Ciida Fitriga ugula qeyb gataan Bulshada Muslimiinta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here