Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dhibaatada jarista dhirta ee deegaanada Maamulkaas.

0
39

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay dhibaatada jarista dhirta iyo ugaadhsiga sharci darada ah ee ka jira deeganada Jubbaland , isagoo faray hay’adaha sharciga iyo lamaha amniga inay laba jibaaraan dabagalka dadka ka shaqeeyaa jarista dhirta iyo ugaadhsiga sharci darada ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here