Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir ayaa shaaca ka qaaday in dowlad goboleedka Hirshabeelle ay qorsheyneyso in degmooyin badan oo katirsan hirshabeelle laga hirgaliyo xarumo badan oo lagu kobciyo dhirta.