Wasaaradda Waxbarashada KG oo Loogu Baaqay in ay la socoto Tayada Jaamacadaha Baydhabo.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskooda isu maamula ,Burburkii dawladdii dhexe ayaa keentay in degaan walba isku dayo inuu iskiis u daboosho baahiyihii laga sugi jirey dawladda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxaman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here