Tababar ku saabsan awood dhiska Cadaaladda oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Magaalada Gaalkacyo ayaa tababar loogu soo xiray saraakiisha booliska gobolka Mudug,
Tababarkan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa saraakiisha lagu barayey sidii ay uga taxadari lahaayeen baarista, awood dhiska cadaalada iyo in la ilaaliyo xuquuqda aadanaha xiliga lagu guda jiro baarista eedaysanayaasha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here