Dowladda Nigeria oo oggolaatay talaalka Duumada ee R21.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Nigeria ayaa ogolaatay tallaal cusub oo lagula tacaalo cudurka Duumada, sida ay sheegeen saynisyahano ka tirsan jaamacadda Oxford.

Talaabadan ayaa timid maalmo kadib, markii Ghana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee loo adeegsado talaalka (R21).

Madaxa Hay’adda Qaranka ee Maamulka Cuntada iyo Dawooyinka ee dalka Nigeria, Mojisola Adeyeye, ayaa sheegtay in tallaalka loo isticmaalo ka nadiifinta Duumada gool, islamarkana la siin doono dadka da’doodu u dhaxayso saddex sano ilaa shan bilood .

Tallaalkan ayaa la sheegay in waxtarkiisa uu gaarsiisan yahay 80%.

Dalka Nigeria, ayaa waxaa ku dhinta tirada ugu badan ee uu haleelo cudurka Duumada.

Cudurku waxaa sannad kasta ugu dhinta in ka badan 6,000 oo qof oo dunida oo idl

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here