Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo Tababar ufurtay Qaar kamid ah Beeraleyda Gobolka Shabellaha Dhexe.

0
126

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatay Qaar kamid ah Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe si loo hormariyo wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Tababarkaan uu Beeraleeyda Muhiim yahay si loo hormariyo Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliimo Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here