Bulshada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay kahortaga Fatahaada Webiga Shabeelle.

0
121

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wabiga Shabeelle ayaa Fahaado kasameeyay Tuulooyn Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaana Bulshada Magaalada Jowhar loogu baaqay in ay Kahortagaan Fatahaado uu Xilligaan Kasameeyo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka hoosyimaada.

Qaar Kamid ah Dhalinyarada Aqoonyihaanada ah ee Magaalada Jowhar ayaa sharaxaad kabixiyay sida looga hortagi karo Fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabellle.

warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Abukar Abdirahman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here