Barakacayaasha Kaamka Wariiri ee Magaalada Baydhabo oo codsaday gurmad gar gaar ah.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka Wariiri Oo ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo waxaa uu hoy u yahay oo ku nool Qoysas naafo ah, Waayeelo aan u adkeysan karin gaajada iyo Carruur oo Cafimaad la’aan ku ah kaamkaasi.

Warbixintan Waxaa Soo jeedinaya: – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here