Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in dib loo Hagaajiyo Biyo Xireenka Sabuun.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamanka Hirshabelle ahna kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Mahad Hassan Osman ayaa kormeer ku tagay biyo xareenka Buundada Sabuun.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here