Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa markii ugu horeysay furay goob gaar ah oo loo asteeyay in lagu gubo qashinka laga soo qaado gudaha Magaalada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.