Dayax gacmeed loo dirayo meeraha Jupiter

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Hay’adda hawada Sare ee Yurub ayaa hawada sare u diri doonta mid ka mid ah howlgallo muddo lagu taamayey .waxayna diri doontaa dayaxgacmeed aadaya meeraha Jupiter.

Dayaxgacmeedkan oo loo yaqaano Juice ayaa laga gani doonaa xarunta dayaxgacmeedyada French Guiana .

Dayaxgacmeedka ayaa gali doona safar 8 sano ah oo uu ku baari doono dayaxyada saddexda ah ee meeraha JupiterGanymaede, Callsito iyo Europa oo uu ka baarayo haddii ay jiraan bado qarsoon oo biyuhu ka koobnaan karaan wxyaabo ili ma aragto ah oo noloshu ka semysanto.

Caalamkan barafka ah ayaa noqon kara meelaha hab qorraxeedkaee laga heli karo nolol ka baxsan dhulkan aynu naqaano.

Maamulaha hay’adda hawada Sare ee Yurub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here