Dalka India oo la qiyaasyo in ay ku nool yihiin 3,167 oo shabeel ah

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka ayaa haatan waxaa u hoy u yahay 3,167 shabeel waxayna 200 ka badan tahay tiradii sanadkii hore, ida lagu sheegay tiro koob lagu sameeyey.

Ra’iisul wasaaraha Indiya Narendra Modi oo tirakoobkaas shaaciyey Axaddii isagoo ka hadlayey 50 guuradii mashruuca ololaha shabeelka ee India.

India ayaa lagu qiyaasay inn ay leedahay in ka badan 70%shabeelka ku nool caalamka .

Mashruucan ayaa markii ugu horreysay la ambaqaaday sanadkii 1973 xilli dalka India ay ra’iisul wasaare ka ahay Indira Gandhixilligaas oo uu shabeelku ku yaraaday India.

Intii u dhaxeysay 1875 ilaa 1925 oo keliya qiyaastii 80 ,000oo shabeel ah ayaa lagu dilay daka India waxaana wararka qaar sheegayaan in loo dilay ciyaar ahaan ama shish barasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here