Wasaaradda Tamarta iyo biyaha Hirshabeelle oo digniin u dirtay dadka dagan hareeraha wabiga shabeelle.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo wabiga shabeelle ayaa isku duwaha wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirhshabeelle Cawil Maxamed Jabriil ayaa waxaa uu digniin udiray dadka dagan hareeraha Wabiga Shabeelle madaama laga cabsi qabto in uu wabiga fataho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here