Gudigga Gurmadka Abaaraha KG oo kulan La qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada Adduunka.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Wasarada Gargaarka iyo Maareynta Masibooyinka Koonfur Galbeed Abdinasir Abdi Arush  oo ay Wehelinayaan wasiirada xubnaha ka guddiga gurmadka abaaraha iyo arrimaha bulshada ayaa Xarunta madaxtooyada koonfur Galbeed kulan kula qaatay Wafdi ka socday Hey’adda Cuntada adauunka ee WFP oo ay hogaaminaysay ku xigeenka madaxa xafiiska soomaliya ahna ku simaha xafiiska.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here