Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay Horumarinta Caasimadda Hirshabeelle.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa loogu baaqay in ay usoo jeestan sidii kaalin ay kaga qaadan lahayeen dhismaha wadooyinka muhiimka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here