Sare ukac kuyimid Qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyada dhuusamareeb.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa suuqyada Magalada Dhuusamareeb waxa kajira sare u kac xoogan oo ku yimid qiimaha Qudaarta la kala siisto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here