Maamulka Tuulada Boodaale ee Dulleedka Jowhar oo ka Hadlay Saameeynta Fatahaada Wabiga.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Tuulada Boodaale oo ka mid ah Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa markii sedexaad waxa ay ka cabanayan Fatahaada Wabiga shabeelle ee uu ku sameynayo Tuulada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here