Mashquul Xooggan oo Laga Dareemayo Goobaha Dharka lagu tolo Suuqyada Magaalada Dhoobleey.

0
88

Jowhar- (Isnaay Radio)- Goobaha dharka lagu tolo ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa kajiro mashquul aad u badan iyadoo islamarkana  dadka ay isku diyaarinayaan inay sii toshaan dharka ay ku ciidi lahaayeen inta aan lagaarin Xilliga ciida.

warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here