Deeq Raashiin ah oo Loo Qeybiyay Dad Danyar ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo.

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ku dhawaad 1500 qoys oo ku nool deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa loo qeybiyey deeq raashiin oo ka kooban Bariis, Bur, Sonkor Baasto Caano Timir iyo Saliid waxaana deeqda raashiinka ah ay katimid Saldanada Cumaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here