Beeraleyda Jowhar oo looga Digay Isticmaalka Xad-dhaafka ah ee Sumaha Beeraha.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda jowhar ayaa looga digay halista ay leedahay sumaha cayaanka dilaha taasi oo saameyn ku yeelato miraha beeraha iyo qofka buufinaayoo nadaafadiisa sida uu sheegay Xasan ibraahim Cali oo ah qabiir bartay cilmiga beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here