Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne ayaa buux dhaafay kadib markii daadad badan ay ka soo rogmadeen dhulka dowlad deegaanka Somalida oo uu ka yimado webiga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.