Duruufo dhanka nolosha ah oo soo wajahday Barakacayaasha Jowhar.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan  ku nool Kaamamka barakacayaasha Alla-aamin iyo Tawakal ee magaalada Jowhar ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yimiin Raashiin,laan biyo yari iyo caafimaad daro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here