Maamulka Jubbaland oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow .

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo kormeeray dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayaa ugu baaqay Hay’adaha Caalamka , Dowladda Soomaliya iyo bulshada Soomaliyeed inay ka qeyb qaatan dhismaha wadadan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here