Gar-gaar Rashiin ah oo la gaarsiisay Dadkii uu ku fatahay Wabiga Jubba ee Degmada Baardheere.

0
85
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka  ayaa waxaay gargaar gaarsiisayay degmada Bardheere ee gobolka Gedo oo dhawaan ku fatahay wabegiga Jubba taas oo sameen gaar ah ku yeelatay bulshada kunool deeegaanka.
Deeqda ayaa waxaa la gaarsiiyay 250 qoysas oo ah dadka danta yar oo ka mid ah fatahada iyo daadka ku soo rogmaday magaaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here