Dhaqaatiirta Jowhar oo Ka Digay Halista Cudurka Cagaarshoowga.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cagaarhowga waa cudur ku dhaca beerka oo laga qaado fayruska ,wuxuuna u qeybsamaa habitatis A,b iyo C waxaana lagu ogaadaa in la tago goobaha caafimaadka si loo baaro loona ogaado nooca cagaarshow uu qobo bukaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here