Bulshada deegaanka Ceel-ciid ee gobolka Hiiraan oo codsaday in wax laga qabto baahiyaha ka jira deegaankaasi.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Deegaanka Ceel ciid oo ka mid ah deegannada hoos taga degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan iyo in deegaanka aysan ka jirin xarun caafimaad oo dadka deegaanka ay ka helan adeegyada caafimaadka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here