Ururka Naafadda dhuusamareeb oo codsaday in wax laga qabto biyaha fariista wadooyinka Magaalada.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Xog-hayaha Ururka Naafada Caasimadda Galmudug Axmad Ciise Cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dadka naafada ahi ay dhib ku qabaan marista waddooyinka biyuhu fadhiyaan, waxa uu maamulka Dhuusamareeb iyo shacabkaba ugu baaqay in wax laga qabto biyaha magaalada Fariista.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here