Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Jowhar ayaa sheegay inaay wadaan kulamo ay kaga tashanayaan ayaahooda ku Aadan siyaasadda iyo arrimaha gollaha deegaanka Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.