Wabiga Shabeelle oo Qasaaro Nafeed ka Geystay Tuulada Raqayle ee dulleedka Jowhar.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Raqeyle waxa ay dhinaca koonfur bari ka jirta 7km Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxaa fatahaad ka sameeyay wabiga shabeelle.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya: – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here