Wasaaradda Howlaha Guud Koonfur Galbeed oo Ka digtay Iibsashada Dhulalka Danta guud.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryaynta Dowlada Koonfur galbeed Mudane Daahir Abdi Abdullaahi Ayaa Digniin u Diray Shirkado Waawayn Oo La Sheegay Inay Ku Howlan yihiin Boobka Dhul ay Leedahay Dowlada Koonfur Galbeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here