Gurmad Rashiin ah oo la gaarsiiyay degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi  uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka da’ay Roob xoogan oo dhamaan xiray isku socodka gaadiidka iyo Ganacsiga qeybo kamid ah Xafadaha Magaaladaas taas oo sameen ku yeelatay dadka dantayar ee ku nool halkaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here