Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka hirshabelle ayaa booqday goobaha uu ka jilacsanyahay wabiga Shabelle, xili Cabsi ku aadan fatahaada wabiga Shabelle ayaa ka jirto deegaanada uu ka maro magaalada Jowhar caasimada dowlad goboleedka hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here