Dowladda Kenya oo sheegtay in dalku qarka u saaranyahay qalalaase

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo maanta la filayo in dalka kenya ay ka dhacaan dibadbaxyo ay dhigayaan mucaaradku, ayaa waxaa wasiirka arrimaha gudaha uu sheegay in dalku uu qarka u saaranyahay qalalaase.

Kithuri Kindiki ayaa wacad ku maray in booliis badan ay dowladdu u daabuli doonto meelaha la filayo in bannbaxyada xoogoodu ka dhacaan loo joojiyo waxa uu ugu yeearay mudaharaadyo nidaam la’aan ah .

Dibadbaxyadii Isniintii aan soo dhaafnay dhacay waxaa ka dhashay dhimasho iyadoo lagu bililiqeystay beer uu lahaa madaxwaynihii hore ee Kenya Uhru Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here