Shir looga hadlayay fatahaadaha ku dhuftay degmada Baardheere oo lagu qabtay Kismaayo.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Shirkan oo looga hadlayay fatahaadaha ku dhuftay degmada Baardheere ee Gobalka Gedo iyo sidii loo gaarsiin lahaa gurmad isugu jira Raashiin iyo Daawooyin dadka waxeeyalada soo gaartay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xalimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here