Dhalinyarada Ururka SOYHO oo deeq raashiin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – inkasto lagu jiro maalmaha ugu horeeyo bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dhalinyarada ku mideysan Ururka SOYHO waxay deeq raashin oo qeybihiisa kala duwan gaarsiiyeen qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Kismaayo.

Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here