Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Jowhar.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad afartan qoys oo danyar ah oo ku dhaqan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa la gaarsiiyay Rashiin isugu jira Bur,Bariis,Baasto, Sokor,Timir iyo Saliid.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here