Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Walaac ka Muujisay goobaha uu ka jilacsanyahay Wabiga.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Faarax Cali ayaa Ugu Baaqay Hey’adaha Caalamka, Ururada ka shaqeeya Horumarinta beeraha iyo Maamulka Hirshabeelle in la caawiyo Beeraleyda.

Maryama Shiikh cabdi ayaa soo jeedineysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here